Hay'adda xuquuqda aadanaha ee Amnesty International ayaaugu baaqday maamulka Puntland in uu joojiyo qorshe uu doonayo inuu ku daldalo laba wiil oo maxkamad milatari ay bishii February ku xakuntay dil. from VOA http://ift.tt/2pcwzyF via IFTTT
No comments:
Post a Comment