Barnaamijka Martida Makarafoonka, waxaa todobaadkan marti ku ah Xoghayaha koowaad ee safaaradda Soomaliya ee Hindiya, Axmed Maxamuud (Xiish) oo ka warramaya dhalinyaro soomaaliyeed oo ku xiran Hindiya. from VOA http://ift.tt/2oUdSQ3 via IFTTT
No comments:
Post a Comment