Wednesday, April 12, 2017

IMF: Abaarta Waxay Saameysay Dhaqaalihii Soomaaliya

Sanduuqa lacagta adduunka ee IMF ayaa war uu soo saaray ku sheegay in abaarta ka jirta Soomaaliya ay si weyn u saamaysay dhaqaalihii dalka.

from VOA http://ift.tt/2pu9Z1D
via IFTTT

No comments:

Post a Comment