Dadka ay abaaruhu soo barakaciyeen ee ku nool xeryaha barakacayaasha ee duleedka Muqdisho ayaa xaalad adag ku nool, waxaana qaarkood ay halkaasi ku waayeen caruur. from VOA http://ift.tt/2piea1k via IFTTT
No comments:
Post a Comment