Russia, Syria iyo Iran ayaa uga digay Mareykanka inuu weeraro cusub ka fuliyo Suuriya, iyaga oo ku baaqay in baaritaan caalami ah lagu sameeyo weerarki kiimiyo ee dhawaan ka dhacay dalkaasi Suuriya. from VOA http://ift.tt/2nP0j5s via IFTTT
No comments:
Post a Comment