Wednesday, April 19, 2017

Muqdisho: Wafti Lala Eegtay Qarax

Gaadiid ay la socdeen xubno ka tirsan Guddiga Gurmadka Abaaraha ee Qaran, maamulka Gobolka Banaadir iyo mas'uuliyiin ka socday Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa maanta qarax lagula eegtay duleedka Muqdisho.

from VOA http://ift.tt/2pBqYCZ
via IFTTT

No comments:

Post a Comment