Wararka naga soo gaadhaya degmada Baardheere ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in xalay saddex qof lagu dilay magaalada kadib markii habeenimadii guryahooda lagala baxay. from VOA https://ift.tt/3a6OjjF via IFTTT
No comments:
Post a Comment