Dadka ka soo jeeda dalka Ethiopia ee ku nool dalka Mareykanka ayaa ugu baaqey Mareykanka inuu joojiyo culeyska uu Ethiopia ku saarayo wadahadallada biya-xireenka ay dowladdoodu ka dhiseyso wabiga Nile. Habtamu Seyoum iyo Salem Solomon ayaa warbixintan inoo diyaariyey, waxaana soo jeedineysa Falastin Axmed Iimaan.
from VOA https://ift.tt/2I8joY0
via IFTTT
No comments:
Post a Comment