Saturday, February 22, 2020

Boosaaso oo lagu Gaba-gabeeyey bandhiggii carwada ee Puntland

Waxaa lagu soo gabagabeeyey xarunta Jaamacadda Bariga Afrika ee magaalada Boosaaso bandhiggii carwada Puntland ee sanadka 2020-ka, taasi oo socotay muddo 5 maalmood ah.

from VOA https://ift.tt/3bV6NFz
via IFTTT

No comments:

Post a Comment