Monday, February 24, 2020

Filim jaceyl oo lagu soo bandhigay Hargeysa

Magaalada Hargeysa ayaa shalay lagu soo bandhigay filim Soomaali ah kaasi oo ay jilayaan dhalinyaro reer Hargeysa ah, Filimka oo ka hadlayo Qiso jacayl ah ayaa waxaa loogu magac daray SHIL JACAYL, waxaana  soo saartay Wasaaradda Warfaafinta Somaliland. Haddaba Khadar Maxamed Cakule ayaa ka waraystay sheekada filimkan cusub Deeq Aw Cali oo ah agaasimaha Filimada, ee wasaaradda warfaafinta.  

from VOA https://ift.tt/2Pk83YO
via IFTTT

No comments:

Post a Comment