Madaxweynaha Turkey Reccep Tayyip Erdogan ayaa Talaadada sheegay in laba askari oo Turkish ah lagu dilay dalka Libya, halkaasi oo ay u joogaan taageeridda dowladda caalamku aqoonsan yahay. from VOA https://ift.tt/2TeMxWQ via IFTTT
No comments:
Post a Comment