Saturday, February 1, 2020

Britain oo ka Baxday Midowga Yurub

Dalka Britain ayaa maanta waxaa u bilowday mustaqbal cusub oo aan sugneyn kaddib markii xalay saqdii dhexe uu dalkaasi si rasmi ah uga baxay Midowga Yurub oo uu ku jiray muddo ku dhow nus qarni.

from VOA https://ift.tt/3b5kAbV
via IFTTT

No comments:

Post a Comment