Friday, February 7, 2020

Faaqidaadda: Dacwaddii xil-ka-xayuubinta Trump

Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu maanta ku saabsan yahay dacwaddii xil-ka-xayuubinta ee Aqalka Wakiilada Mareykanka ay kusoo oogeen madaxweyne Donald Trump, balse Aqalka Senate-ka ay ku waayeen. Waxaa Minneapolis kusoo diyaariyey Maxamuud Mascadde.  

from VOA https://ift.tt/2veoAGy
via IFTTT

No comments:

Post a Comment