Thursday, April 28, 2016

Ban Oo Ka Walaacsan Sharciga Cusub ee Austria

Baarlamaanka dalka Austria ayaa meel mariyey sharciyadii ugu adkaa ee Yurub ay ka soo saarto arrimaha socdaalka iyo in la xiro xadka uu dalkaasi la leeyahay Talyaaniga.

from VOA http://ift.tt/1Ujhchd
via IFTTT

No comments:

Post a Comment