Laba qof oo rag ah iyo laba dumar ah oo ay ku jirto gabadh 10 jir ah ayaa ku dhintay rasaas ay fureen ciidamada AMISOM meel u dhow magaalada Buulo Mareer sida ay sheegeen qaraabada dadkaasi. from VOA http://ift.tt/1SRI2rN via IFTTT
No comments:
Post a Comment