Magaalada Antaliya ee dalka Turkiga waxaa ka furmay Bardhig-Ganacsiyeed Caalami ah oo ay ka soo qaybgaleen in ka badan 50 dawladood. Carwadan waxaa furay Madaxweynaha dalka Turkiga Rajeb Tayyip Erdogan. from VOA http://ift.tt/1VPqa6Y via IFTTT
No comments:
Post a Comment