Ugu yaraan siddeed ka tirsan ciidamada dawladda Soomaaliya ayaa ku dhintay sagaal kalena way ku dhaawacmeen dagaal ay la galeen maleeshiyada ururka Al-Shabaab. from VOA http://ift.tt/1XUugIV via IFTTT
No comments:
Post a Comment