Qarax iyo rasaas ayaa goor dhowayd laga maqlay magaalada Muqdishu, waxaana wararka laga helayo saraakiisha ciidamada booliiska sheegayaan in la weeraray guriga xildhibaan ka tirsan baarlamaanka. from VOA http://ift.tt/1VQtWxF via IFTTT
No comments:
Post a Comment