Tuesday, April 26, 2016

Dagaallo Ka Dhacay Deegaanada Xuduudda Soomaliya Iyo Ethiopia

Wararkii ugu dambeeyey ee khasaaraha dagaalladan waxa ay sheegayeen in tobaneeyo qof ay ku geeriyoodeen, qaar badan oo dhaawac ahna la geeyey isbitaalada.

from VOA http://ift.tt/1SMl62U
via IFTTT

No comments:

Post a Comment