Sunday, April 9, 2017

Col. Roobow: Shabaab, Halagu Dayo Wadiiqo Kale

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdillaahi Farmaajo, ayaa dhawaantan ku dhawaaqey dar-dar gelinta dagaalka ka dhanka ah al-Shabaab. Waxa dhinaca kale soo badanaya weerarada ay kooxda al-Shabaab ka geysaneyso magaalada  Muqdisho iyo meelo kale oo ka mid ah Soomaaliya.

from VOA http://ift.tt/2phjxgz
via IFTTT

No comments:

Post a Comment