Maraykanka ayaa doonaya inuu dhakhso u ballaariyo mamnuucistiisii ku aadanayd in Computer-ada kala duwan ee lala raaco qaybta rakaabka ee diyaaradaha ka imanaya Bariga dhexe iyo Afrika. from VOA http://ift.tt/2oMKfhx via IFTTT
No comments:
Post a Comment