Wednesday, April 5, 2017

Syria: Tirada Dadka ku Dhintay Weerar Kiimiko oo Korortay

Dalad ay ku jiraan ururo gargaar oo reer galbeed ah ayaa boqol qof gaarsiisay tirada dadkii ku dhintay weerar kiimiko loo adeegsaday oo ka dhacay magaalada Khan Sheikhoun ee xarunta gobolka Idlib ee Syria.

from VOA http://ift.tt/2oCWvnt
via IFTTT

No comments:

Post a Comment