Ugu yaraan 11 qof ayaa ku geeriyootay kadib markii baabuur rakaab ah iyo baabuur xamuul ay isku dhaceen, waddada Bangal-Ukasi ee deegaanka Tana River ee dalka Kenya. from VOA http://ift.tt/2xu4CnX via IFTTT
No comments:
Post a Comment