Natiijooyin hardhac ah oo kasoo baxay doorashadi Arbacadi ka dhacday dalka Angola ayaa muujineysa inuu si xoog leh u hogaaminayo xisbiga talada haya ee MPLA codadka ilaa iyo hadda la tiriyey. from VOA http://ift.tt/2vuZj5C via IFTTT
No comments:
Post a Comment