Sunday, August 27, 2017

Liverpool oo Si Xaraga Leh Uga Badisay Arsenal

Kooxda Liverpool ayaa si xaraga leh uga badisay Arsenal, kadib marki ay 4-0 ku garaacday ciyaar ka tirsaneyd horyaalka Ingiriiska taasoo galabnimadi Sabtida ku dhexmartay garoonka Anfield ee magaalada Liverool.

from VOA http://ift.tt/2wgwFHw
via IFTTT

No comments:

Post a Comment