Difaaca kooxda Barcelona Gerard Pique, ayaa sheegey in weerar-yahanka naadigaasi Lionel Messi uusan ka tageyn kooxda Barcelona. Pique ayaa sheegey in Messi uu jecel yahay naadiga. from VOA http://ift.tt/2iuiRpq via IFTTT
No comments:
Post a Comment