Wednesday, August 23, 2017

Madaxweyne Dos Santos oo 38 Sano Kadib Qof Kale U Codeeyey

Madaxweynihi mudada dheer soo xakumayey dalka Angola ayaa Arbacadi sameeyey wax uusan muddo sanada ah sameyn, taasoo ah inuu u codeeyey qof kale, doorashadi shalay ka dhacday dalkaasi.

from VOA http://ift.tt/2xuo82N
via IFTTT

No comments:

Post a Comment