Kooxda Juventus ee dalka Talyaaniga ayaa ku gacan seyrtay dalab ku kacaya €160m (Boqol iyo lixdan Milyan oo Yuro) oo ay ku dooneyso in ay ku gadato laacibka da,da yar ee kooxda Juve, Paulo Dybala. from VOA http://ift.tt/2eGJ4gf via IFTTT
No comments:
Post a Comment