Wararka naga soo gaaraya magaalada Larnaca ee dalka Qubrus ayaa sheegaya in wiil Soomaali ah oo 18 jir ah uu halkaasi isku dilay kadib marki loo diiday in magangalyo laga siiyo dalkaasi. from VOA http://ift.tt/2xzGRLo via IFTTT
No comments:
Post a Comment