Militariga Mareykanka ayaa maanta sheegay in 62 mintidiin Shabaab ah ay ku dileen lix duqeyn oo sabtidii iyo axaddii ay ka fuliyeen deegaanka Gandarshe ee gobolka Shabeellada Hoose. from VOA https://ift.tt/2EsvfQm via IFTTT
No comments:
Post a Comment