Saraakiiisha ciidamada Koonfur Galbeed ayaa VOA-da u sheegay in dagaladaasi ay kaga dhinteen sideed ka mid ah askartooda sidoo kalena 14 ka mid ah Maleeshiyada Al-shababna ay ku dileen. from VOA http://bit.ly/2Q7MYyt via IFTTT
No comments:
Post a Comment