Gobollada ay u badan yihiin dadka Muslimiinta ah ee dalka Kenya waxa ka socda olole ay siyaasiyinta laga soo doortaa wadaan oo ku aadan sidii ay iskugu diyaarin lahaayeen tirokoob la sheegay in dalka Kenya laga qabanayo sanadka foodda inagu soo haya ee 2019-ka.
from VOA https://ift.tt/2Bp4dpE
via IFTTT
No comments:
Post a Comment