Hooyo Soomaaliyeed oo lagu magacaabo Salaado Nur Xuseen ayaa VOA-da uga warbixisay uurkutaallada ay ku reebeen qaraxyo ka dhacay Muqdisho oo ay ku weysay seygeedii iyo walaasheed. from VOA http://bit.ly/2s2XnSJ via IFTTT
No comments:
Post a Comment