Wednesday, December 12, 2018

Xiisad siyaasadeed oo weli ka taagan Muqdisho

Maalintii afaraad ayaa waxaa oogan xiisadda siyaasadeed ee ka dhalatay mooshin xil ka qaadis madaxweyne oo qaar ka mid ah xildhibaanada baarlamanka federaalka Soomaaliya ay u gudbiyeen gudoomiyaha baarlamanka Maxamed Mursal.

from VOA https://ift.tt/2SHUjGJ
via IFTTT

No comments:

Post a Comment