Duleedka magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose ayaa waxaa maalmahan ka dhacayay dagaal u dhaxeeya laba beelood oo isku haysta dhul 25km galbeed kaga toosan Kismaayo. Inta la ogyahay 5 qof ayaa lagu soo waramayaa in lagu dilay dagaal saaka dhacay.
from VOA https://ift.tt/36JyInP
via IFTTT
No comments:
Post a Comment