Thursday, February 6, 2020

Al-Burhan 'ma ballan-qaadin' hagaajinta xiriirka Israel

Golaha wasiirada Sudan ayaa maanta sheegay in hoggaamiyaha dalkaas Jeneral Abdel Fattah al-Burhan uusan ra'iisul wasaaraha Israel u ballan-qaadin "hagaajinta xiriirka" labada dal.

from VOA https://ift.tt/3bfdAcL
via IFTTT

No comments:

Post a Comment