Monday, February 3, 2020

Al-Qacidada Jasiiradda Carbeed oo sheegatay weerarkii Pensacola

Cod lasoo duubay oo la rumeysan yahay inuu ka yimid kooxda Al-Qacida ee Jasiiradda Carbeed ayaa Axaddii lagu sheegtay mas'uuliyadda toogashadii bishii December ka dhacday saldhig ciidamada badda ah oo ku yaalla magaalada Pensacola ee gobolka Florida ee dalka Mareykanka.

from VOA https://ift.tt/3b5xI0T
via IFTTT

No comments:

Post a Comment