Sunday, February 9, 2020

Al-Shabaab oo Weerar ka Fulisay gobolka Lamu

Taliyaha ciidamada booliska ee Lamu Irungu Macharia ayaa u xaqiijiyay weerarkan warbaahinta The citizen ee dalka Kenya isaga oo sheegay in ciidamada booliska iyo kooxaha hubeysan ay is rasaaseeyeen ka hor inta aaney maleyshiyaadka Al-Shabaab u cararin dhanka keymaha.

from VOA https://ift.tt/39ms0Gi
via IFTTT

No comments:

Post a Comment