Sunday, February 2, 2020

Al-Shabaab oo Weerartay Deegaanka Qalimow

Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa la sheegay in ay maanta iska difaaceen weerar culus oo uga yimid dhinaca Al-Shabaab. Wararka ayaa sheegaya in dagaalkan ay ku dhinteen ilaa 11 ka tirsan ciidamada dawladda, halka 13 kalena ay ku dhaawacmeen

from VOA https://ift.tt/2GM04iD
via IFTTT

No comments:

Post a Comment