Wednesday, February 5, 2020

Aqalka Senate-ka oo Laalay Dacwaddii loo Haystay Trump

Aqalka Senate-ka Mareykanka ee uu hoggaamiyo xibisga Jamhuuriga ayaa laalay dambiyaddii lagu soo eedeeyey madaxwenye Trump ee la doonayay in xilka looga qaado. Talaabadan ayaa guul siyaasadeed u ah madaxweyne Trump iyo xisbigiisa Jamhuuriga.

from VOA https://ift.tt/2S1aIZc
via IFTTT

No comments:

Post a Comment