Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha ee toddobaadkan waxaa marti ku ah Axmed Ducaale Geelle Xaaf oo ku adkaysanaya inuu yahay madaxweynaha sharciga ah ee Galmudug, wuxuuna ka jawaabayaa su'aalaha qaar ka mid ah dhageystayaasha VOA.
from VOA https://ift.tt/3b3Pd1A
via IFTTT
No comments:
Post a Comment