Sunday, February 16, 2020

Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha

Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha ee toddobaadkan waxa uu ku saabsan yahay Sharciga Batroolka iyo Macdanta ee uu dhowaan saxiixay Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, horena ay u soo meel mariyeen labada aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya. Barnaamijka ayaa waxaa ka qeybgalaya oo su'aalaha dhagaystayaasha qaar ee VOA ka jawaabaya ​Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta ee dowladda Soomaaliya Maxamuud Cabdulqaadir Hilaal. Sahra Cabdi Axmed ayaa barnaamijka noo diyaarisay soona jeedineysa.    

from VOA https://ift.tt/2vBQs80
via IFTTT

No comments:

Post a Comment