Wasiirka amniga Jubaland Cabdirashiid Xasan Cabdinuur Janan ayaa sheegay inuusan ku sugneyn magaalada Mandera balse uu joogo magaalada Beled Xaawo ee gobolka Gedo. from VOA https://ift.tt/2SABzub via IFTTT
No comments:
Post a Comment