Saturday, February 22, 2020

Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed oo 50 Jirsaday

Ra'isul Wasaaraha Soomaaliya Xassan Cali Kheyre  ayaa ka hadlay ahmiyadda loo aas-aasay ciidanka asluubta oo ay ka mid tahay in la bedelo dhaqanka qofka xabsiga loo taxaabo. "Waa in si aad dadka xiran u toosisaan, aad marka hore idinku noqotaan kuwa toosan oo daahirsan," ayuu yiri Kheyre.

from VOA https://ift.tt/37PD6T5
via IFTTT

No comments:

Post a Comment