Thursday, February 6, 2020

Cudurka Coronavirus oo faraha kasii baxaya

Cudurka Coronavirus ee ka dillaacay dalka Shiinaha ayaa faraha kasii baxaya, ayada oo dhimasha ay gaartay 563 qof, halka kumanaan kale ay la il-daran yihiin, duniduna ay ka argagaxsan tahay.

from VOA https://ift.tt/3bfIMZl
via IFTTT

No comments:

Post a Comment