Sunday, February 16, 2020

Maxaa ka jira in Abey Axmed iyo Farmaajo ay tagayaan Hargeysa?

Guddoomiyaha Golaha Guurtida ee Somaliland, Suleymana Maxamuud Aadan ayaa maanta u sheegay xubnaha aqalka odayaasha in Ra'iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed uu doonayo inuu booqasho ku yimaado magaalada Hargaysa isaga oo ay wada socdaan Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahai Farmaajo.

from VOA https://ift.tt/2SvNf2x
via IFTTT

No comments:

Post a Comment