Midowga Yurub ayaa diiday qeybo ka mid ah qorshaha Mareykanka ee nabadda Bariga Dhexe, ayaga oo sheegay inuu burinayo "qaacidooyinka caalamiga ah ee la isku raacsan yahay," islamarkaana dhul kasta oo Falastiin ay leedahay oo Israel ay ku darsato uu noqon doono mid laga horyimaado.
from VOA https://ift.tt/36VKU55
via IFTTT
No comments:
Post a Comment