Waxa xalay fiidkii is-casilay Xasan Yuusuf Ducaale oo ahaa xubinta Gudidda Doorashooyinka Somaliland ugu jiray Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID. Guddiga ayaa waxaa horey uga maqnaa xubintii xisbiga Waddani, taasi oo macanaheedu yahay in mucaaradka aysan hadda qeyb ka ahayn guddiga. Hadaba saameynta ay ku yeelan karto is-casilaada xubinta xubnaha kale ee Gudidda iyo murankii ka taagna sii shaqaynta Gudiddan, waxaa warbixintan ku eegaya Khadar Maxamed Cakule oo Hargeysa jooga.
from VOA https://ift.tt/2tt47NX
via IFTTT
Tuesday, February 4, 2020
Somaliland: Saameynta is-casilaadda Xasan Yuusuf Ducaale
Subscribe to:
Post Comments (Atom)
No comments:
Post a Comment