Waxaa sii kordhaysa tirada xanuunka CoronaVirus ugu dhimanaysa dalweynaha Shiinaha, waxaana wararkii ugu dambeeyey ee ay soo tebiyaan wakaaladaha wararka ay sheegayaan inay dhinteen in ka badan 600 qof, ku dhowaad 30 kun oo kalena ay fayraska qaadeen.
from VOA https://ift.tt/3bby5XE
via IFTTT
No comments:
Post a Comment