Sunday, February 2, 2020

Wareysi aan la Yeelannay Madaxweynaha Cusub ee Galmudug

Waxaa maanta magaalada Dhuusomareeb ka dhacday doorashada madaxweynaha maamulka Galmudug oo uu ku soo baxay Axmed Cabdi Kaariye oo loo yaqaan Qoor-Qoor.  Axmed Cabdi Kaariye ayaa helay 66 cod halka musharaxa ku soo xigay uu helay 9 cod oo keliya.

from VOA https://ift.tt/36OZsn1
via IFTTT

No comments:

Post a Comment